Tag: mombaza

Britain oo xirtay Qunsuliyaddii ay ku lahayd Magaalo Xeebeedda Mombasa

Dowladda Britain ayaa Jimcicii shalay xirtay qunsuliyaddii ay ku lahayd magaalada Mombasa ee Kenya, kaddib markii ay sheegeen inay kordheen rabshadaha iyo falalka argagaxiso eek a dhacaya halkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS