Tag: milatari

Daawo: Sawirradii u dambeeyay oo laga soo qaaday Saldhiga Milateri ee Turkiga

 Diyaar garowgii u dambeeyay ayaa loogu jiraa furitaanka Saldhiga Milateri ee Turkiga ka dhistay magaalada Muqdisho, iyadoo la dhameeyay dhamaan adeegyadii lagama maarmaanka u ahaa. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS