Tag: miino

Faah faahin ka soo baxaya qaraxa xalay ka dhacay guri ku yaal Muqdisho

 Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay guri ku yaal degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, qaraxa ayaa ahaa waxyaabo qarxa oo la diyaarinayay, waxaana ay si lama filaan ugu qaraxday ninkii diyaarinayay.

Miino Ku Qaraxday Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shacab Ah

Warar goor dhow ay heshay Sagal Radio ayaa sheegaya in Miino ku aasneyd ay ku qaraxday gaari Homey ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah, kaasi oo marayey Tuulada Daniga oo isku xirta Afgooye iyo Balcad.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS