Tag: maxkamad

Weriyayaal maxkamad la soo taagay

Maxkamadda gobolka Benaadir waxa maanta la horkeenay milkiilihii idaacadda Shebelle Cabdimaalik Yuusuf iyo suxufi ka shaqaynayay idaacaddaasi oo la yiraahdo Axmed Cabdi Xasan.

Maxkamadda Ciidamada Somalia oo Xukunno kala duwan ku ridday laba Qof

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno xabsi kala duwan ah ku ridday laba qof oo mid ka mid ah uu ahaa askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, kaasoo lagu helay inuu xaday alaabo uu ciidanka booliiska lahaa.

Maxkamad diidday Rafcaan uu dalbaday Jen. Maxamed Cali Samatar

Maxkamadda sare ee gobolka Virginia ayaa diidday rafcaan uu xukun horay loogu diray ka dalbaday madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya, Jen. Maxamed Cali Samatar.

Mas’uuliyiin loo magacaabay maxkamadda ciidanka ee Baay, Bakool iyo Gedo

Mas’uuliyiin dhowaan loo magacaabay maxkamadda ciidamada qalabka sida ee qeybta Lixdanaad ee gobollada Baay, Bakool iyo Gedo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Abuu Anas al-Liby oo markii labaad Maxkamad ku taala Dalka mareykanka la soo taagay.

Abuu Anas al-Liby ayaa markii labaad la soo taagay Maxkamad ku taal magaalada New York, kadib markii horaantii bishan ay ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ka soo qabteen magaalada Tripoli ee dalka Libiya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS