Tag: maxabis

Maxaabiis fakan rabtay oo la dhaawacay gudaha Gaalkacyo

Taliyaha Booliska maamulka Galmudug, ayaa sheegay in seddex maxbuux oo doonayay inay ka baxsadan xabsi ku yaalla magaalada Gaalkacyo, oo ay xalay ciidamada ilaalada ee xabsiga ay dhaawaceen ay hadda ka soo reynayaan, islamarkaasina ay dib ugu celiyeen xabsiga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS