Tag: marso

Raiisul wasaaraha oo xalay ka qeeb galay xuska 8 marso oo dhacday muqdisho ka

Xuska maalinta Haweenka Aduunka ee loo Asteeyey 8da Maarso ayaa munaasabaddo lagu xusayo waxa ay ka dhaceen magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada dalka ayadoo Munaasabaddaha mida ugu ballaaran caawa ay ka dhacday magaalada Muqdisho.

Munaasabado Lagu Xusayo Maalinta Haweenka Oo Ka Socota Muqdisho iyo Gobollada Dalka

Munaasbado aad u balaaran oo lagu weyneynayo xuska maalinta haweenka adduunka ee  8-da Marso ayaa manta ka socota magaalada Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS