Tag: mareykan

Ruux Soomaali Mareykan lagu daray liiska dadka la raadinayo oo u xiran dowladda Soomaaliya

Ruux Soomaali Mareykan ah oo bil ka hor FBI-da Mareykanka ay ku dartay liiska dadka la doon doonayo, isla markaana madaxiisa la saaray lacag dhan 50-kun oo doollar cidii soo sheegta macluumaadkiisa ayaa la sheegay inuu ku jiro xabsi ay leedahay dowladda Soomaaliya.

Dhalinyaro badan oo Soomaali Maraykan ah oo ku biiray Kooxda ISIS ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Siiriya +Sawir

Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 dhalinyaro Soomaali ah ay ku biireen kooxda ISIL/ISIS ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Siiriya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS