Tag: manisota

Wafdi ka socda dalka Denmark oo la Kulmay Somalida Minnesota (SAWIRRO)

Waxaa habeenkii xalay ahaa kulan casho sharaf  ah loogu sameeyay hoteelka Safari ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota wafdi ka socday dalka Denmark oo ka koobnaa 10 qof oo kala yimid afarta gobol ee ugu waaweyn dalkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS