Tag: mandheera

Banaanbax looga soo horjeeday Al-Shabaab iyo Taliye booliis oo ka dhacay Magaalada Mandheera(Daawo Sawirada)

Waxaa shalay Magaalada Mandheera Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya ka dhacay Banaanbax looga soo horjeeday falalka amaan daro ee mudooyinkii dambe kusoo kordhay Magaaladaasi iyo deegaanada kale ee hoostaga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS