Tag: mandela

Daawo Sawirada Meydka Mandela Oo La Geeyay Xarunta Union Buildings Iyo Kumanaan Ciidan Ah Oo Wadooyinka La Dhigay

Meydka Madaxweynahii Hore Ee K/Afrika Nelson Mandela Ayaa Saakay La Geeyay Xarunta Madaxtooyada Dalka Ee Union Buildings Magalada Pretoria Halkaasi Oo Sadax maalin uu yaalayo.

Madaxda Aduunka oo maanta ka qeyb galaya xuska baroor diiqa loo sameynayo Nelson Mandela (Sawirro)

Kumanaan ruux ayaa ku qul qulaya garoonka kubada cagta ee Johannesburg, halkaasoo la geyn doono naxasha lagu sido Meydka Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Nelson Mandela.

Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Nelson Mandela oo ku geeriyooday da'da 95-sano

  Madaxweynihii ugu horeeyay Madow ee Koofur Afrika ayaa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday Gurigiisa oo ku yaala magaalada Johannesburg, isagoo jira da'da 95-sano.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS