Tag: manbaasa

Booliska Kenya iyo dhallinyaro careysan oo ku dagaalamay Mombasa

Ugu yaraan laba qof oo uu ku jiro mid ka mid ah saraakiisha booliiska Kenya ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen iska-horimaad muddo kooban socday oo magaalada Mombasa ee dalka Kenya ku dhexmaray booliiska dalkaas iyo dhallinyaro muslimiin ah.

Dhalin yaro careysan ayaa waxa ay manta gubeen kaniisad ku taalo magaalada manbaasa

Rabshado ayaa ka bilowday magaalada Mombasa salaadii jimcaha kadib, markii dhalinyaro careysan ay gubeen Kaniisad, iyadoo taas ka dambeysay markii rag hubeysan ay xalay ku dileen Xaajafa Majengo Wadaad caan ahaa oo lagu magacaabo Sheekh Ibraahim Ismaaciil iyo afar ruux la socotay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS