Tag: magacaabista

Akhriso: Magacyada Guddoomiyayaasha cusub ee loo magacaabay degmooyinka G/Banaadir (Sawirro)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa caawa fiidkii shaaciyay magacyada Guddoomiyeyaasha cusub ee loo magacaabay degmooyinka, iyadoo markii u horeysay ay ka soo muuqdeen 5 haween oo loo dhiibay degmooyinka.

waxaa xalay lagu dhawaaqay wasiirada cusub ee xukuumada Soomaaliya (Akhriso magacyada)

Munaasab ka dhacday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa loogu dhawaaqay wasiirada cusub oo gaaraya ilaa iyo 25 iyo sidoo kale ku xegeenadooda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS