Tag: magacaabis

Liiska Magacyada Gudiga Farsamo ee Maamul u Samaynta Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Fadlan kala baxa lifaaqa hoose liiska maagacyada gudiga farsmo ee maamul u samaynta koonfur galbeed Soomaaliya oo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed xalay ku dhawaaqay.

RASMI: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho oo loo magacaabay Xasan Maxamed Xuseen

War deg deg ah oo goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho loo magacaabay Saareeye Guuto Xasan Maxamed Xuseen Mungaab, kaasoo maalmahan la hadalayay in xilkaas loo magacaabayo.

Taariikh Nololeedka Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed+Sawiro

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow u magacaabay Ra'iisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed Maxamed, kaasoo bedelaya Ra'iisul wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo 10-cisho ka hor uu Baarlamaanka kala noqday kalsoonida.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS