Tag: magaalada

Wararkii ugu dambeeyay kulankii wafdigii ka socday dowlada iyo ciidamada gadoodsan

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Amniga dowlada federalka Maxamed Abuukar Islow oo ay ka mid ahaayeen wasiirka warfaafinta,abaanduulaha ciidamada xoogga iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan la yeeshay saraakiisha horkacaysa ciidamo gadoodsan oo ku sugan duleedka magaalada Balcad.

Shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada Brussels

Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa maanta si rasmi uga furmi doona magaalada Brussels ee dalka Begium, iyadoo looga hadlayo mustaqbalka Soomaaliya iyo horumaradii la gaaray. 

Soomaaliya oo markii u horeysay ka qeyb gashay shirweynaha caalamiga ee Hey’adaha Isgaarsiinta

Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeyb galaya shirweynaha caalamiga ah ee hay’adaha isgaarsiinta oo ka dhacaya magaalada Geneva inta u dhexeysa 9ka illaa 12ka bishan. 

Labo dhalinyaro Soomaali ah oo Sabtidii la dilay ayaa Columbus lagu aasay

Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaraa oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid ah xaafadaa magaalada Columbus.

Ra’iisul Wasaaraha oo boggaadiyay Carwada Buugaagta Muqdisho oo sanadkii 3aad la qabtay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galay Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta magaalada Muqdisho oo sanadkii 3aad la qabanayo. 

Maxkamadda Cadaaladda ee Hague oo maanta dhageysatay Kenya (Sawirro)

 Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda (ICJ) ee magaalada Hague ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay dhageysiga dacwada Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. 

Lix ruux oo lagu dilay Toogasho ka dhacday Gobolka Machigan ee dalka Mareykanka

 Ugu yaraan lix ruux ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada Kalamazoo ee Gobolka Machigan ee dalka Mareykanka, markii nin hubeysan uu toogasho taxane ah ka geystay dhowr goobood.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS