Tag: madrid

Real Madrid iyo Atletico Madrid oo u soo baxay Sema Finalka Champions League

Kooxaha isku magaalada ah ee ka dhisan magaalada Madrid ayaa xalay xaqiijiyay u soo bixitaanka wareega afar dhamaadka ama Sema Finalka Koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee Uefa Champions League.

Real Madrid oo si cajiib leh ugu soo baxday Sema Finalka Champions League, Ronaldo oo 3-gool dhaliyay

Kooxda Real Madrid ayaa xalay si cajiib leh ugu soo baxday Sema Finalka Koobka Horyaalada qaarada Yurub ee Champions League, kadib markii garoonkeeda Santiago Bernabua ay 3-0 uga badisay kooxda Wolfsburg ee dalka Jarmalka.

Real Madrid iyo FC Porto oo u soo baxday wareega 8-da ee Champions League (Sawirro)

Kooxda Real Madrid ayaa si nasiib leh waxay ugu soo baxday wareega 8-da ee Champions League, iyadoo kulankii xalay ka dhacay Bernabue Stadium ay kooxda Schalke 04 ay ku badisay 4-3, inkastoo Real Madrid ay wadarta guud ku soo baxday 5-4. 

Cristiano Ronaldo oo farta ka saaray kooxda Real Madrid koobka UEFA-Super Cup 2014 (Daawo Muuqaal+Sawiro )

Xiddiga Qaranka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa kooxda Los Blancos Real Madrid wuxuu u suurto galiyay inay qaadaan koobka UEFA Super Cup 2014 oo ciyaartiisii fiinaalka eheed lagu qabtay magaalada Cardiff ee dalka Wales.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS