Tag: madaxweeynaha

Madaxweynaha oo ka codsaday Baarlamaanka inay codka kalsoonida siiyaan Ra'iisul Wasaaraha Cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka codsaday Baarlamaanka Soomaaliya inay codka kalsoonida siiyaan Ra'iisul Wasaaraha cusub C/wali Sheekh Axmed Maxamed.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS