Tag: madaxtooyada

Siyaad Maxamuud Shire oo la sheegayo inuu iska casilay xilkii Madaxii Hab Maamuuska Madaxtooyada

Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helayo ilo ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxii Hab Maamuuska ama Protocol-ka Madaxtooyada Siyaad Maxamuud Shire uu xilkaas iska casilay.

Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay eedeyntii ka timid Hanti dhowrka Guud

Iyadoo Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale uu ku eedeeyay Madaxtooyada Soomaaliya uu is hor-taag ku sameeyay shaqooyinkoodii baarista, isla markaana halis la geliyay naftiisa.

Kooxo Hubeysan oo Weerar culus ku qaaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa caawa weerar xooggan ku qaaday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu sababay weerarka.

War Deg Deg Ah wararka laga helaayo agagaarka madaxtooyo ayaa sheegaayo in Kooxo Hubeesan oo la wareegay Dhismayaal ku dhaw Madaxtooyada iyo Qaraxyo iyo Rasaas wali dhaceysa

Warar Hordhac ah aan helnay ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lagu qarxiyay irid laga galo Xarunta Madxatooyada Soomaaliya gaar ahaan meel ku aadan iskuulka 15-ka May. Qaraxyada kadib waxaa bilaabatay dagaal toos ah ay halkaasi ku galeen Rag hubeesan kuwaa oo warar soo baxaya sheegayaan in ...

Madaxtooyada Somalia oo lagu eedeeyay in ay Hub siisay Xariirna la leedahay Sargaal sare oo katirsan Shabaab !

Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan dabagalka cuna qabataynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixin dheer oo ka kooban 14 bog kagana hadleen arrimaha hubka Soomaaliya ayaa waxaa dawlada ku eedeeyeen inay is dabamarin ku samayso hubka ay hesho.

Madaxweynaha Somalia oo Waraaqihii aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Dalka Denmark ee Soomaaliya (SAWIRRO)

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamud ayaa shalay waraaqihii aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Denmark u joogi doona Soomaaliya, H.E. Geert Aagaard Andersen.

Madaxweynaha J. F. Soomaaliya Oo Dowlada Iyo Shacabka South Africa Uga Tacsiyeeyay Geeridii Nelson Mondela

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane xasn Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u diray shacabka iyo dowlada Koonfur Africa geeridii ku timid madaxweynihii hore ee dalkasi Nelson Mandel.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS