Tag: madaxda

Shirka Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada oo maalintii labaad galay

Shirka u dhaxeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maalintii labaad galay, kaddib markii shalay uu furay Madaxweyne Farmaajo.

Maxaa ka soo kordhay dhismaha Golaha Wasiirada iyo is mari waagii ka taagnaa ?

Wada tashiyadii laga lahaa dhismaha Golaha Wasiirada ayaa soo afjarmay sida ay sheegayan wararka laga helayo Madaxtooyada iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana la soo sheegaya in saacadaha soo socda laga yaabo caawa saqda dhexe ama maalinta beri midkooda lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada.

Madaxda ugu sareysa dalka oo ka qeybgashay munaasabada xuska Calanka oo lagu qabtay Muqdisho(Sawiro)

Madaxweynaha Jamuuriyada Soomaliyaha, Ra’isul wasaaraha dalka, gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, xubno ka tirsan labada gole ee dowlada Soomaliya, Saraakisha Ciidamada qalabka sida ee qaranka, gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho, Fanaanin,  iyo dadweyne aad u tira badan ayaa ka qeyb galay munaasabad ka dhacday Aqalka dowlada hoose ee Xamar oo lagu maamusaye 61 sana guuradii kasoo wareegatay xiligii la sameeyay calanka Jamuuriyada Soomaaliya oo uu hindisay Allaha unaxariisto Maxamed Cawaale liiban.

Wararkii ugu dambeeyay khilaafka Madaxda dowladda ee saameeyay howlihii Baarlamaanka

Iyadoo muddo bil ah ay ka soo wareegtay tan iyo intii uu soo shaac baxay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa uu khilaafkaas noqday mid cuuryaamiyay howlihii hey’adaha dowladda.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xilligan ka qeyb galaya shir ka socda Garoonka diyaaradaha (Sawirro)

Shir looga hadlayo arrimaha New Deal ayaa xilligan ka socda hoolka shirarka ee garoonka diyaaradaha, iyadoo shirkan uu gogol xaar u yahay shirka ka dhici doona dhowaan magaalada Copenhagen ee dalka denmark.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo Xalay la Kulmay Wafuud Caalami ah

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda C/wali Sheikh Axmed ayaa Xalay Kulamo Gooni gooni ah Garoonka Diyaaradaha Muqdisho kula qaatay Wafuud ka socoda Mareykanka,Midowga Yurub iyo QM.

Daawo Sawirada: Madaxda dowladda oo ka qeyb galay Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya

Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo gelinkii danbe ee shalay loogu sameeyay Dugsiga tababarada Ciidanka Booliska ee General Kaahiye, Taliyihii Ciidamada Booliska Soomaaliyeed S/G Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo oo maalintii khamiista ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS