Tag: madaweynaha

Madaxweyne Xasan “Shabaab meel ayaa saarnay, inta dhiman waa dhameystireynaa”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka sheegay Munaasabada maalinta afka hooyo oo ka dhacday magaalada Muqdisho in xoogga ugu badan ay isugu geynayaan sidii ay Al-Shabaab uga adkaan lahaayeen.

Sawiro:-Madaxweyne Xasan sheekh ““Soomaaliya aqoontiina ayey sugeysaa.”

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta ka qeyb galay munasabad Qalin jebin ah. Halkaasna ka jeediyay qudbad dhiiri gelisay shacabka ku sugnaa goobtaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS