Tag: macluul

Save the Children: Malaayiin carruur ah oo macluul ay soo food saartay Geeska Afrika

Sida ay sheegtay hayada carruurta ee Save the Children, carruur malaayiin ah oo ku dhaqan gobolka Geeska Afrika ayaa waxaa soo food saartay ama ay wajahayaan macaluul ba'an. Dalalka ay macaluushu haatan kajirto ayaa waxaa ka mid ah Soomaaliya iyo weliba Itoobiya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS