Tag: macalin

Cabdisamad “Gudoomiyaha Baarlamaanka waa inuu soo cadeeyaa wadada uu marsiinayo mooshinka”

Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha mooshinka ka keenay Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Gudoomiyaha Baarlamaanka inuu soo cadeeyo wadada uu marsiinayo mooshinka laga keenay Madaxweynaha Soomaliya, kaasoo la yaalla Guddoonka Baarlamaanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS