Tag: maamulada

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo shir degdeg isugu imaanaya (Akhriso)

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa bisha soo socota isugu imaanaya shir degdeg ah, kaasoo ka dhici doona magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland. 

Wasaaradaha Howlaha Guud ee Maamul goboleedyada oo soo saaray war-saxaafadeed (Akhriso)

Wasiirada Wasaaradaha Howlaha Guud ee maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa soo saaray war saxaafadeed wadajir ah oo ay walaac kaga muujiyeen qabyo qoraalka hindise sharciyeedka lagu dhisayo Hey’adda Waddooyinka oo ay wado Wasaaradda Howlaha Guud ee dowladda Federaalka 

Madaxweyne Farmaajo oo maanta si rasmi u furay Shirka Wadatashiga Amniga Qaran (Sawiro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada.

Ciyaartoyda Jubbaland oo u soo baxay Finalka Koobka Maamul goboleedka

Xulka matalaya Jubbaland ayaa u soo baxay Finalka Koobka Maamul goboleedyada, kadib markii ciyaartii Sema Finalka ay rigoorayaal uga adkaadeen ciyaartoyda Gobolka Banaadir oo tartanka marti gelinaya.

Ciyaartoyda Hiiraan iyo Sh/dhexe oo u soo gudbay Semifinalka (Sawirro)

Xulka Shabelaha dhexe iyo Hiiraan ayaa noqday xulkii ugu dhibco badan helay tartanka ciyaaraha maamul goboleedyada dalka oo ka socda magaalada Muqdisho kadib markii uu  1 iyo 0 ugaga badiyay xulka Galmudug.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS