Tag: maam

Cabdi Faarax Laqanyo oo sheegay in weerarkii Shabaabka ee B/weyne in maamul u sameynta gobalkaasi aysan waxba ku yeelan doonin.

Gudoomiyaha  gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Laqanyo ayaa sheegay in aanu saameeyn ku yeelan doonan horumarka gobolkaasi ka socada qaraxii shbaabku sheegteen ee Ethiopian-ka iyo Soomaalida lagu laayay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS