Tag: maaliyadda

Wasiir Beyle oo ku amray hey’adaha dowladda in Lacagaha ay qabtaan ku soo shubaan Bankiga

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo saaray amar uu ku farayo Hey’addaha dowladda iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee qabta adeegyada dowladda in lacagaha ay ku soo shubaan Bankiga Dhexe

Go’aano laga soo saaray shir looga hadlayay nidaamka maaliyadda dalka oo Muqdisho ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa soo xiray shir balaaran oo mudo sadex maalmood ah u socday Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasiiradda Maamul Goboleedyada dalka, waxaan shirka laga soo saaray war murtiyeed ka koobaan sagaal qodobo wax ku ool ah oo ku aadan dhinaca maamulka maaliyadda Dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS