Tag: maalinta

Xaflad lagu taageerayo Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo oo ka dhaceysa Islii Nairobi maanta

Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in xaafada Islii ee Nairobi dalka Kenya lagu qabto xaflad lagu taageerayo Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo-International Mother Language Day oo sanad walba maanta oo kale markii taariikhdu tahay 21ka Febraayo la qabto.

Muqdisho oo Maalintii Labaad si weyn looga Ciidayo

Maanta oo ay ku beegan tahay 11-ka bisha Dul-xaj waxaa loo dabaal degayaa maalintii Labaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo muslimiin badan ay damaashaadayaan.

Madaxweynaha oo maanta daah furay todobaadka dhir beerista Qaranka (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay isu soo bax lagu daah furayay toddobaadka dhir beerista qaranka oo lagu qabtey magaalada Muqdisho.

Daawo sawirrada:Maalinta macalinka oo laga xusay magaalada Muqdisho

Ardayda iyo maamulka ururka dhalinyarada soomaaliyeed ee SYLII ayaa si wada jir ah ay ugu dabaal dagayeen munaasabada maalinta macalinka soomaaliyeed 21ka November.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS