Tag: mUDISHO

Caqabado ka jira Xaflada qaban qaabada caleema saarka Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha la doortay ee  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu xilka la wareego, lana caleema saaro, iyadoo ay meesha ka maqan tahay doorkii Wasaaradda Arrimaha dibadda ee hab maamuuska caleema saarka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS