Tag: londan

Sanbaloolshe oo ka qeyb galaya shir ka dhacaya London oo looga hadlayo Amniga iyo Argagixisada Afrika

Madaxii hore ee Sirdoonka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa Soomaaliya u matalaya shir looga hadlayo Amniga iyo la dagaalanka Argagixisada Qaarada Afrika, kaasoo maanta ka furmaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Daawo Sawiro:Shir looga hadlayo shidaalka iyo gaaska Somalia oo Maanta ka furmay London

Shir looga hadlayo shidaalka iyo gaaska Somalia ayaa maanta ka furmay magaalada London ee dalka Britain, iyadoo shirkan ay ka qayb-galayaan shirkadaha shidaala baara ee caalamka, shirkado maal-gashi iyo weliba madax caalamka ka socota oo uu ka mid yahay madaxweynaha Uganda, Yoweri Musevni.

Ra’iisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed oo ka hadlay sababtii ka dambeystay xil ka qaadistii Sanbaloolshe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed oo ku sugan magaalada London ayaa wareysi uu siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da kaga hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay xil ka qaadistii ay Golaha Wasiirada ku sameeyeen Agaasimihii Hey’adda Nabadsugida C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).
Valid XHTML 1.0 Valid CSS