Tag: liido

Daawo Sawirrada: Weerarkii Xeebta Liido iyo khasaaraha ka dhashay oo kordhay

 In ka badan 20-ruux ayaa ku geeriyootay weerar isugu jiray qaraxyo iyo toogasho oo xalay fiidkii ka dhacay maqaayada Liido Sea Food, halkaasoo goob lagu shaaho, dadweynahana ay u nasasho tagaan, waxaana weerarka uu ahaa mid ku bilowday rasaas ay dabley hubeysan la dhaceen dadkii banaanka xeebta fadhiyay ee ku shaahayay.

Dowlada Federalka oo ka hadashay weerarkii xalay ee Xeebta Liido

Wasiirka Amniga gudaha C/Risaaq Cumar Maxamed ayaa ka hadlay weerarkii xalay lagu qaaday  Baarka Liido Sea Food ee Magaalada Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS