Tag: leyn

Shebaab oo muddo kooban la wareegay xarrunta maxkamadda gobolka, dad badanna ku laayay

In ka badan 3o ruux-qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerarro isugu jiray toos iyo ismiidaamin oo maanta lagu qaaday xarunta maamulka gobolka Banaadir, halkaasoo ay ka socotay dacwad lagu qaaday dad eedeysanayaal ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS