Tag: leaga

Ateltico Madrid oo xalay ka badisay Bayern Munich lugta hore ee Sema Finalka

Kooxda Ateltico Madrid ayaa xalay guul ka gaartay is araga hore ee wareega afar dhamaadka ama Sema Finalka Koobka Champions League, kadib markii kooxda Bayern Munich ay uga badisay 1-0 ciyaar ka dhacday garoonka Vicente Calderon.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS