Tag: lagi

Sacuudiyaan Al Shabaabka Somaliya xiriir la leh oo lagu xiray dalka Kenya

Sida lagu qorey jariidada The Star ee kasoo baxda dalka Kenya ayaa lagu qorey in booliska dalka Kenya ay gacanta kusoo dhigeen muwadin Saudi Arabian ah oo lagu magacaabo Axmed Hanas oo ku sugnaa xadka ay wadaagan Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan magaala xeebedka Lamu,sida ay booliska ay sheegen waxa uu doonayay in uu kusoo biiro dhaq dhaqaaqa Al-shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS