Tag: ladilay

Askar katirsan Ciidanka Dowlada oo Muqdisho lagu dilay iyo ragii ka dambeeyay Dilkooda oo gacanta lagu dhigay

Kooxo hubeesan oo xirnaa dareeska Ciidanka Dowlada ayaa shalay waxa ay dil ugu geesteen Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir labo askari oo ilaalo u ahaa Gudoomiye kuxigeenka Arimaha Bulshada ee Degmada Kaaraan.

Booliiska Nairobi oo xaafada Soomaalida ee Islii ku dilay nin ku edeysan argagixiso

Dowlada Kenya oo heegan buuxa gelisay ciidamadeeda kadib qaraxyo dhawaantan ka dhacy magaalooyinka Mombaasa iyo Niarobi.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS