Tag: lAAMI

Waddo isku xirta Dilla iyo Boorama oo la dhisaayo

Guddiga dhisaya waddooyinka isku xira magaalooyinka Dilla iyo Boorama ee gobolka Awdal, ayaa ka dalbaday qurba joogta gobolka ee wax heysta inay ka qeyb qaataan dhameystirka dhismaha waddadaasi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS