Tag: kulanki

Dhageyso+Sawiro:Madaxda dowladda oo ka qeyb galay kulan Golaha Wasiirada uga hadlayaan qorshaha sanadka 2014

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay kulan howleed labo cisho socon doona kaasoo Golaha Wasiirada ee Xukuumada si gaar ah uga wadatashan doonaan howlaha baaxada leh ee horyaala iyo sidii loogu fulin lahaa muhiimadaha ay kala leeyihiin, gaar ahaana qorshaha sanadka 2014-ka.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Madaxweynaha oo Qaabilay Xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika:-(War-saxaafadeed)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika isla markaana kula dar-daarmay in Ciidamada Soomaaliya loo helo tasiilaadkii iyo dhaqaalihii ay u baahnaayeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS