Tag: kulanka

R/wasaare Cabdiwali Oo Xalay Kulan Xog Waraysi Ah La Yeeshay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa Banaan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi-weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa xalay kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho.

Golaha Wasiiradda oo meel mariyey Hindise-sharciyadeedka Tariifada Canshuuraha Berriga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Wasiirada, kaasi oo lagu ansixinayey hindisi-sharciyadeedka Tariifada Canshuuraha Berriga.

Golaha Wasiiradda oo meel mariyey Hindise-sharciyadeedka Tariifada Canshuuraha Berriga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Wasiirada, kaasi oo lagu ansixinayey hindisi-sharciyadeedka Tariifada Canshuuraha Berriga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Qaabilay Dhiggiisa Wadanka Burundi “Sawirro”

Muqdisho, February 09 , 2014 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Burundi H.E. Laurent Kavakure oo ay ka wada hadleen Xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo arrimaha ammaanka dalka .

R.W Saacid oo la Kulmay Daladda Ururka Dhalinyarada Somaliya (SAWIRO)

Muqdisho, 30, Nov. 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa saaka kulan balaaran kula qaatay xafiiska Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee (SOYOU) oo xaruntoodu tahay magaalada Muqdisho.

Dhagwyso:Madaxweynaha iyo dalalka deeqaha bixiya oo ka wada hadlay arrinta is casilaadii Gudoomiyihii Bankiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula kulmay Safiirada Deeq bixiyeyaasha caalamka oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay is casilaadii Gudoomiyihii Bankiga Dhexe iyo mooshinka Baarlamaanka hor-yaala ee ka dhanka ah Ra'iisul Wasaaraha.
HALKAAN KA DHAGEYSO WASIIRKA MAALIYADA SOOMAALIYA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay kulan la qaatay wasiiradii R/wasaare Saacid ka dalbaday inuu iscasilo, muxuu kala hadlay?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khilaa iyo kala aragtiduwaan xooggani u daxayso ra,iisulwasaaha xukumaadda Soomaaliya ayaa xalay waxaa uu kulan la yeeshay inta badan xubnaha Golaha Wasiirada,kuwaas oo sida la sheegay shalay shir gaar ah la yeeshay ra,iisulwasaaraha Cabdi faarax shirdoon,kuwaas oo warraka qaar ay sheegayeen inay Ra’isul wasaraha ka dalbadeen inuu is casilo.

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibada ee Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya Dr. Tedros Adhanom, waxaana labada mas’uul ay ka wada hadleen arrimaha horumarinta xariirka dawladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidii nabad loogu soo dabaali lahaa geeska Afrika.

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Miisaaniyadda 2014, dib u howlgelinta Boostada Soomaaliya iyo Burcad-badeeda

Muqdisho, October 24, 2013-----Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin Miisaaniyadda dawladda ee 2014, dib u howlgelinta Boostadii dalka Soomaaliya iyo weliba hoos u dhaca afduubyadii Burcad-badeeda ee sanadkan.

Kulankii golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray adeegsa asaasiga ah ee caafiamaadka

Muqdisho, October 17, 2013-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya yaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan diirada lagu saaray qorshaha adeega Caafimaadka ee Aasaasiga ah, heshiis Millateri oo ay kala saxiixdeen dawladdaha Soomaaliya iyo Talyaaniga iyo warbixin laga dhegeystay Wasiirka Arrimaha Dibadda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS