Tag: kim-trump

Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un oo kulmaya

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markii u horeysay xaqiijiyay in wada hadal toos ah oo heerkooda sareeyo ay la yeesheen Waqooyiga Kuuriya, kaddib markii warbaahinta Mareykanka ay shaaciyeen in Madaxii  CIA-da Mike Pompeo uu booqasho qarsoodi ah ku tagay Pyonyang.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS