Tag: khaliif

Cali Khaliif “Somaliland iyadaa Soomaaliya u baahan, hadii dib u dhac uu yimaado iyaga waqtiga ku soconaya”

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa ka hadlay wada hadaladii bur buray ee Istanbul ku dhex mari lahaa dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, isagoo cadeeyay in bur burka wada hadaladan ku yimaaday aanu aheyn mid raagi doono.

Prof. Galeydh oo ka hadlay Dagaallo dhexmaray Maamulkiisa iyo Somaliland

Madaxweynaha Khaatumo State, Cali Khaliif Galeydh ayaa sheegay in maamulkiisu ay ka go’an tahay sidii uu ula dagaalami lahaa ciidamada Somaliland oo deegaanno ay ku muransan yihiin labada maamul ku sugan.

GALEYDH: Annagu Nabad baanu rabnaa mana Ogolaanayno xukun khasab ah

Madaxweynaha maamulka Khaatumo, Dr. Cali Khaliif Galeydh oo isaga iyo xubno maamulkiisa ka tirsan shalay ka baxsadeen tuulada Saaxdheer oo la doonayay in lagu caleemo-saaro kaddib weerar ay ku qaadeen ciidamada Somalialand ayaa ka hadlay markii ugu horreysay dagaalkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS