Tag: khadiijo

Wasiiradda Haweenka oo Tababar u soo Xirtay boqol Haween ah

Wasiirada haweenka iyo xuquuqul insaanka Somalia Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta soo xirtay tababbar u socday 100 haween ah oo ka kala socday 20 Ururo haween ka dhisan magaalada Muqdisho, iyadoo tababarka uu saddex maalmood ah u socday haweenkan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS