Tag: khaatumo

Wafdi ka Socda Maamulka Khaatumo oo Markii ugu Horreysay Gaaray Taleex

Wafti ka socda maamulka Khaatumo ayaa markii u horreysay gaaray degmada Taleex ee gobolka Sool tan iyo markii degmadaas la qabsaday muddo haatan laga joogo saddex bilood.

Khaatumo oo ka hadashay Dagaal ka dhacay nawaaxiga Taleex

Wararka laga helaayo magaalada Buuhodle ee maamulka khaatuma ayaa waxa ay sheegayaan dagaal halkaasi ka dhacau in uu ka dhashay qasaare kala duwan oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS