Tag: kenya-forces

Weerar Miino ah oo lagu diley ciidamo Kenyan ah duleedka Gaarisa

Ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidamada booliska Kenya ayaa ku dhimatay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari ay wateen ay kula qaraxday miino deegaanka Bodhai-Ijara oo ka tirsan Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari ee ay Soomaalidu degto.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS