Tag: keating

Micheal Keating oo soo dhoweeyay heshiiskii Gaas iyo Xaaf ku gaareen Cadaado

 Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay Cadaado ku gaareen Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug, C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Danjire Keating oo la kulmay Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka

Wakiilka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya  Michael keating ayaa la kulmay xalay  Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka iyagoo ka wadahadlay go’aanka dhowaan ay soo saareen guddiga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS