Tag: karaan

Faah faahin ka soo baxaya qaraxa xalay ka dhacay guri ku yaal Muqdisho

 Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay guri ku yaal degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, qaraxa ayaa ahaa waxyaabo qarxa oo la diyaarinayay, waxaana ay si lama filaan ugu qaraxday ninkii diyaarinayay.

Gabar afduub iyo Kufsi la iskugu daray kadibna ugeeriyootay falkaasi degmada Kaaraan

Wararka laga helayo dagmada karaan ayaa waxa ay sheegayaan in dabley hubeysan gabar da’deeda lagu sheegay 18 sano jir ay kufsi ugeysteen kadibna ay dileen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS