Tag: kanbaala

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kampala kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Burundi (SAWIRO)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo xalay soo gaaray magaalada Kampala ee dalak Uganda oo booqasho rasmi ah uu ka helay ayaa la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Brundi Mudane Gervais Rufyikiri. Labada Mas’uul ayaa ka hadlay sidii xiriir dhow iyo iskaashi ay u wada wadaagi lahaayeen.

Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Kampala Oo Kaniisad Ku Taalla Magaaladaasi Ka Soo Saartay Wiil Yar oo Soomaali ah

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha ayaa ku guuleystay wiil yar oo Soomaali ah islamarkaana magaciisa la yiraahdo Cali Xuseen C/llaahi oo dhowr bilood ka hor ku jiray kaniisad ku taala magaaladaasi, kaddib markii maxkamada darajada koowaad ee qaada dacwadaha caruurta iyo qoysaska ay u ogolaatay In jaaliyadda dib loogu celiyo wiilkaasi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS