Tag: jubaland

Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Af urur ee duleedka Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay saaka la wareegeen deegaanka Af Urur oo u dhow Buuraha Galgala. 

Diyaarado duqeeyay deegaano ka tirsan Gobolka Jubada Hoose

Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in shalay gelinkii dambe ay duqeeyeen deegaanka Yoontooy oo ilaa 15-KM waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS