Tag: joogtada

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo go’aamiyay ajandaha laga doodayo kulanka Sabtida (Akhriso)

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka  ayaa lagu go’aamiyay dib u bilaabista kulamada baarlamaanka kadib markii loo hakiyay maalmihii la soo dhaafay gudashada waajibaadka xajka.

Gudiga Joogtada Baarlamaanka Soomaaliya oo ka dooday hirgelinta nidaamka Xisbiyada siyaasadeed

Guddida Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga dooday hirgelinta nidaamka xisbiyada siyaasadeed iyo xoojita howlaha Baarlamaanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS