Tag: jilib

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo goor dhow duqeeyay agagaarka magaalada Jilib

Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa dhowr gantaal ku tuuray deegaanka Hargeysa-yarey oo ku dhow degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe, iyadoo duqeyntan ay ka mid tahay kuwo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka geysanayeen deegaano ka tirsan Gedo.

Diyaarado dagaal oo maanta mar kale duqeeyay duleedka degmada Jilib iyo qasaare ka dhashay

Labo diyaaradood oo kuwa dagaalka ah ayaa maanta mar kale duqeeyay tuulooyin u dhow dhow degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe, iyadoo duqeyntii maanta ay geysatay qasaare.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS