Tag: jene

Taliyaha Booliska Minneapolis oo isu casishay dilkii uu geystay Askarigii Soomaaliga ahaa

Taliyaha Ciidamada Booliska ee magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa is casishay, kaddib markii cadaadis uga yimid dilkii uu geystay Askari Soomaali Mareykan ahaa oo todobaadkii hore dilay Haweeney u dhalatay dalka Australia.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS