Tag: jaziirada

Sargaalkii Hogaaminayay Kooxdii Weerartay Jaziirada Lamu oo lasoo ogaaday dalka uu kasoo jeedo

Wargeyska The Observer ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa cadadkiisa maanta waxaa lagu qoray in wargeysku ogaaday in kooxdii todobaadkaan weerartay dalka Kenya uu hogaaminayay sargaal cadaan ah oo u dhashay dalka Ingiriiska oo Al-Shabab ka tirsan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS