Tag: janaale

Gargaar loogu talogalay dad ku dhibaateysan Jannaale oo la boobay

Gargaar u socday dad ku dhibaateysan deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa xalay lagu boobay gudaha degmadaas iyadoo la sheegay inay boobeen rag ku labisanaa direyska ciidamada dowladda Soomaaliya.

Gudoomiyaha Janaale oo isku day dil ka bad baaday & dagaal ka dhacay Mareereey

Gudoomiyaha deegaanka Janaale ee gobolka Shabellaha hoose Maxamed Idirs Cabdi Keeroow oo wareysi siiyey idaacada Kulmiye ayaa waxa uu sheegay in ciidamo katirsan dawlada ay weerar ku qaadeen uuna ka bad baaday isku day dil oo isaga lala damacsanaa sida uu sheegay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS