Tag: jajab

Kooxo hubeysan oo Saraakiil ka tirsanaa Nabad-sugidda ku Toogtay Muqdisho

Kooxo hubeysan oo watay gaari yar ayaa saaka ku toogtay degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir sarkaal iyo askari ka tirsanaa ha’yadda nabad-sugidda Qaranka Soomaaliyeed, iyagoo dhaawacay laba askari oo kale.

Qarax Khasaare Nafeed geystay oo Saaka ka dhacay Degmada Xamar-Jajab

Cunug yar ayaa ku geeriyooday, laba kalena way ku dhaawacmeen qarax saakay ka dhacay degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir, iyadoo qaraxan uu ka dhacay agagaarka Shineemo Afrika.

War Deg Deg Ah Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir

Waxaa goordhaw Qarax la sheegay in gaarigiisa loogu soo xiray Masuul hore oo katirsanaa Maamulka Degmooyinka Gobolka Banaadir uu ka dhacay Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS